Category: Fikrado-isku tagey

Suldaanada Caadifadaysan iyo Degaanada; Dilka Xamda ee Qoorgaab iyo Mustaqbalka Somaliland

Suldaanada Caadifadaysan iyo Degaanada; Dilka Xamda ee Qoorgaab iyo Mustaqbalka Somaliland

Dhawaaqa kasoo yeedhaya Suldanka caadifadaysan; doorashada shanta cisho socota; dilka xamda ee Borame lagu dilay ee uu dilay askari Hargeysa u dhashay oo uu Rayale keensaday. Wali waxa nasiibdaro iyo niyad jab ku ah umada u ololaysa horumarka Somaliland in kolba oday ay hayso qiiradii qarnigii 18naad ee soomalida kala geysay uu iska hadlo. Horumarka Somaliland ay hiigsanayo; [...]

Wasiirka Macdanta Qaasim Sh. Yusuf oo Riyale 30 kun Usoo Dhiibay iyo Taageerayaasha Kulmiye oo Diyaar ah

Wararka magalaada Borame naga soo gaadhaya ayaa sheegaya in wasiirka macdanta iyo biyaha Qaasim Sh. Yuusuf  uu magaalada Borame iyo nawaaxigeeda soo gaadhsiiyey lacag xukuumadu ugu talo gashay in loo qaybiyo jufo hoosaadka Dahir Riyale ee sii kala cararaysa. Lacagtan oo lagu qiyaasay 30, 000 oo dollar ayaa wuxuu wasiirku iskugu yeedhay caaqilada jufada Dahir [...]

Faalo: Mudane Rayale Marka uu Tago – Hargeysa Ayey ka Cabani?

Waxa la’is waydiinayaa ibnu aadanku ma waaro waligii ee waxa dhici doonta maalin uu Dahir Rayale Kahin uu ka bixi doono magaalada Hargeysa oo ku foofi doono danihiisa gaar ah. Isagoo ka mid noqon doona shacabka caadiga ah ee dalka degan. Mudadaas oo noqon karta 6 sano kadib ama ugu badnaan sanad kadib. Nabada Somaliland [...]

What Makes You Feel Somali? Maxaa Kaa Dhiga Soomaali?

What Makes You Feel Somali? Maxaa Kaa Dhiga Soomaali?

Barnaamijyada ay dalka Canada Radio-ga ugu afka dheeri umada waydiinaayey ayaa ahayd; Maxaa Kaa Dhiga Canadian? Waxay ka hadlayeen waxyaalaha aad tabto marka aad dalka dibada uga dhoofto ee marlabaad kusoo noqoto adigoo soo arkay umado kale, dalal kale iyo hab nololeed kale.

Odhaahda Akhristaha: Lixda gobol Huda Barkhad ayaa magacowdee lixdii Dahir miyey danbeeyaan?

Wararka naga soo gaadhaya Dalkii ayaa sheegaya in xaalada dalku cakiran tahay. Shaqada kaliya ee loo xayd-xaydtaa waa siyaasad. Qaar jeebka loo buuxiyo oo dawldau ku shaqaysato iyo qaar daba jooga. Shacabku in wax loo qabto wuxuu ka jecel yahay in nin reer hebel ah meel loo geeyo.