Tahniyad Dhalasho Wiil iyo Caano
Bahda Saylicipress waxay habalyo u direysaa Cabdikhadar Cumer Nuur iyo Umalkhayr Mustafe Muuse oo wiil ugu dhashay wadanka Holland habeenkii jimcihii ee 30 march 2012.
Bahda Saylicipress waxay habalyo u direysaa Cabdikhadar Cumer Nuur iyo Umalkhayr Mustafe Muuse oo wiil ugu dhashay wadanka Holland habeenkii jimcihii ee 30 march 2012.
Bahda saylicipress waxay hambalyo u direysaa degmada cusub ee gobolka awdal ku soo biirtey ee Quljeed iyo dhamaanba masuulyiinta degmada cusub oo aan leenahay ilaahay xilka ha idiin fududeeyo
Waxaan hambalyo udiraynaa boqor Faysal Abdi Subane iyo Samsam Abdillahi dheere oo meherkoodu ka dhacay magaalada Boorame waxaan ilaahay uga baryaynaa reerkii isku waara wiil iyo caano gabadh iyo caano. Hambalyadan waxaa diraya.
Sheekh Maxamed Nuux Xuseen Oo ka mid ahaa Golaha Sare Ee Islaamka Ee dalka Jabuuti ahaana Masuulka u qaabilsan Maktabada Golaha sare ee Islaamka Dalka Jabuuti. Sidoo kalana ahaa Xubin Rasmiya oo ka tirsan Golaha xajka ee Jabuuti.
Waxaan halkan aan uga diraynaa tahniyad maher walaalahayo Boqor ROOBLE, iyo Boqorad Hodan Jaamac Aqli NUR oo meherkoogu ka dhacay 10/01/2011 magaalada boorame, waxaan tahniyadaa diraya aniga iyo xaaskayga, waxaan
Jaaliyadaha qurbaha iyo shacabka dalkii hooyo oo marka hore u diraya hanbalyo aan lasoo koobi karin sida sharafta iyo xilkasnimada leh ee ay ugu guntadeen hogaankii dhaqanka ee galbeedka Somaliland ee beelaha ku midoobay boqortooyada Adal (Adal Empire).
Bahda saylicipress waxay hambalyo u direysaa Yaasiin Maydhane oo habeenkii xalay ee bishu ahayd 25 kii ogosto 2011 gabadh ugu dhalatay wadanka Holland. Gabadhaas oo loo bixiyay Sareedo waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu ilaahay ka dhigo tii dalkeeda, diinteeda iyo dadkeedaba anfacda……….aamiin aamiin
Waxaan hanbalyo maher udiraya boqor Fu’ad nuur xaamud iyo boqorada Ilhaan ahmed farah oo maherkooda kadhacay magaalada borama hotel rays waxaan ilaahay uga rajaynaynaa inuu kadho labadi iskuwaara ubad khayr qaba kalahela waxaanu leenahay Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax – waxaanan idiinku ducaynaynaa ducadii rasuulka ee barakalaahu lakum wabaaraka calaykum wajamaca baynakumaa filkhayr
Anaga oo kala ah dadkan hoos ku qoran, Waxaanu hanbalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin u diraynaa Boqorka Fuaad Nuur Xaamud iyo Boqorada ilhaan Axmad Faarax oo meherkoodu ka dhacay Borama, waxaanan leenahay noqda kuwii isku raaga wiil iyo caano , gabar iyo caano , waxaan idiin rajaynaynaa barwaaqo iyo bashbash in ilaahay [...]