Waa Muxadaro Muqayim ah oo Mowduca Kuu Sahabsaan Badbaadaa Bulshada If iyo Aakhiro
Assalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakatahu – Waa Muxadaro Muqayim ah oo Mowduca Kuu Sahabsaan BadbaadaaBulshada If iyo Aakhiro Ku Billabid Magaca Alle ee Naxariis Guud Iyo Mid Gaaraba Nariista. Alle ayaa mahad iska leh, isaga ayaan mahadinaynaa, kaalmo waydiisanaynaa, dambi dhaafwaydiisanaynaa, waxaana Alle ka magan galaynaa naftayada sharteeda iyooacmaashayada xun, qofkii Alle hanuuniyo cid baadiyeen karta majirto, [...]





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














