Category: Ogeysiis

Ogeysiis Ururka Ardaa oo London ku Sugan

Ogeysiis Ururka Ardaa oo London ku Sugan

Ururweynaha ARDAA wuxu ogeysiinayaa dhamaan jaaliyada Awdal, Salal iyo Gabiley ee ku nool magaalada London ee cariga Ingriiska iyo nawaaxigeeda, in ay ku sugan yihiin magaalada London wafdi ka socda ururka ARDAA.

Ogeysiis Shir Beelaha Maxad Case ee UK Bisha Febraayo 18, 2012

Ogeysiis, ogeysiis waxa la ogeysiinayaa dhamaan qurbajoogta beelaha maxadcase ee dalka ingiriiska in la qabanaayo shirweynihii caadiga ahaa. shirkaas oo laga codsanayo in dhamaan todobada beelood ee waaweyn  ee maxadcase  ay si buuxda uga soo qaybgalaan. 1-bahabar abokor 2-bahabar celi 3-bahabar aden 4-bahabar muuse 5-reermaxamed 6-abreyn 7-aden muuse-adengaala hadaba beel kasta waxaa laga rabaa inay [...]

Beelaha Habar-Cafaan Iyo Maxamed Case Ee Samaroon Kuna Dhaqan Magaalada Ottawa Oo Qabanaya Xaflad Balaadhan Oo Lagu Muujinayo Taageerada, Qaranimada iyo Midnimada Somaliland

Beelaha Habar-Cafaan Iyo Maxamed Case Ee Samaroon Kuna Dhaqan Magaalada Ottawa Oo Qabanaya Xaflad Balaadhan Oo Lagu Muujinayo Taageerada, Qaranimada iyo Midnimada Somaliland

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan bulshaweynta Reer Somaliland ee ku nool Caasimada dalka Canada ee Ottawa in la qaban doono xaflada balaadhan oo lagu taageerayo Midnimada Somaliland.

Shirkii Taageerada Nabada iyo Qaranimada Somaliland ee Ottawa oo Kusoo Beegmay Wakhti Munaasib ah oo Midnimada Umada la Weeraray

Waxa lagu boorinayaa jaaliyadaha Somaliland ee ku dhaqan Ottawa, Toronto, iyo Nawaaxigooda inay kasoo qayb galaan isku imaantinkan oo lagu qaadaa dhigi doono nabada iyo isku soo dhawaanshaha bulshada Somaliland iyo sidii cadowga Somaliland ee dilalka waxashnimo ku talaabsaday gacanta loogu soo dhigi lahaa; waxana la filayaa inay hadalo munaasib ah halkaa ka jeediyaan hogaamiyaasha [...]

Ogeysiis: Xafladii Sagootinka Ugaas Cabdirashid Ugaas Rooble – Ugaaska Beelaha Samaron ee Reer Adal

Ogaysiis: Dhamaan dadkeena ku dhaqan magaalada Ottawa, Canada iyo nawaaxigeeda waxa la ogaysiinayaa in maalinta sabtida ah ee soo socota, taariikhduna tahay JUL/09/2011 in la qaban doono xaflad, goobta lagu qaban doonaana waa 1265 Walkly Road, Ottawa, On.

Ogeysiis: Shir Beelwaynta Bahabar Celi (Maxad Case) ee Dalka Holland – July 9, 2011

Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa jaaliyada Bahaber Celi (Maxamed case) ee degan wadanka boqortooyada  “the Netherland” ama Holland in shir ay ku qabsan doonto maalinta sabtida ee bishan july 9keeda . Waxaana dhamaan bahda lagu adkaynayaa inay ka soo qayb galaan shirkaas oo lagaga hadli doono arimo aad u muhiima oo dan u ah beesha , [...]

Ogeysiis Khadka Telephone-ka ah

Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa umadda ka soo jeeda gobalada Awdal, Salal & Galbeedka Gabiley in khadka taleefanka lagu wada hadli doono axada Bisha May ay tahay 22, 3:00 pm Eastern.

Beenin: maqaalka ku qoran Harow.com ee sheegaya in ciidammo beeleed bulo-cado fadhiyaa ay Janaral xudhuun iyo waftigii dhagax dhiga u tagay Lughaya halkaa si xun ay ula dhaqmeen waa war beenabuur ah wax ka jiraan ma jiro habayaraatee

Anigoo Cabdiraxman camir xuseen ah, kana mid ahaa waftigii dhagax dhigga u tagay Lughaya haddana jooga magaalada Borama waxan jeclaystay inan umadda somaliland u sheego gaar ahaan ummadda ka soo jeedda gobolada gabilay, Awdal iyo Selel in wax allaale iyo wax ka jira anu jirin wararka ku qoran Harowo.com ee sheegaya in waftiga iyo Janaraal xudhunba ciidan beeleed jooga bulacado [...]

TALAN FOUNDATION FOR HUMAN RIGHTS

Waxaa dadweynaha la ogaysiinaya in bisha Octobar 17keeda 2010 lagu qaban doono munaasabad lagu xusayo sanadguuradii 10aad eek a soo wareegtay dilkii loo gaystay geesigii Jeneraal Yusuf Talan. Munaasibadaasi waxay yeelan doontaa laba waji:

Ogaysiis Xaflado Garabka Haweenka KULMIYE ee LONDON iyo Sheffield Soo Qaban Qaabiyeen