Taariikheed Nololeedka Xildhibaan Mahdi Xuseen Cadar (mahdi gees)oo Kamida Xildhibaanada Somaliland
Waxa dhawaanahanba dalka UK marti inoogu ahaa Xildhibaan Mahdi Xuseen Cadar(Mahdi-Gees) oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka Awdal, kana soo baxay xusbiga KULMIYE ee haatana haya hogaanka dalka.





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














