Degaanka Degmada Saylac oo dhaqaaleheedu sare u kacay – Hassan Afi
Gudoomiyaha Goloha deegaanka Degmada Saylac Maxamed Cumar oo ka hadlayey dhinacyada dhaqaalaha nabadgaliyada iyo arimaha bulshada. Ayaa sheegay in labadii bilood ee u ugu danbaysay muuqaal ahaan laga dareemayo in dhaqaaleheedii sare u kacay taasoo uu sabab uga Gudoomiyuhu isgaadhsiinta telefoonada ee gaadhay degmadaasi. wuxuuna intaasi sii raaciyey inay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo ganacsi iyadoo isla [...]





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














