Category: tacsi

Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun; Marxuun Sh. Ibrahim Cateye oo Borame ku Geeriyooday

Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun; Marxuun Sh. Ibrahim Cateye oo Borame ku Geeriyooday

Dhamaan dadka hoos ku qorani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Axmed Sh. Ibrahaim Caateeye (Qabyo) iyo qoyskooda oo aabahood Sh. Ibrahim Caateeye ku geeriyooday magaalada Borame dhawaan. Marxuunka ilaahay janadii farduusa haka waraabiyo qaraabadiisa iyo eheladiisana samir iyo iimaan haka siiyo dhamaantood aamiin aamiin:

Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cabdi Maxamuud Ismaaciil (Cabdi-weyne) iyo Reer Maxamuud Ismaaciil oo dhan ehelada iyo qaraabada

Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cabdi Maxamuud Ismaaciil (Cabdi-weyne) iyo Reer Maxamuud Ismaaciil oo dhan ehelada iyo qaraabada

Shabakada SayliciPress iyo dhammaan hawlwadeenaduba waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cabdi Maxamauud Ismaaciil(Cabdiweyne) iyo reer Maxamuud Ismaaciil oo dhan ehelada iyo qaraabada, geerida naxdinta leh ee ku timi Marxuum Saalax Ismaaciil Maxamauud (Saaalax Dheere) oo shalay ku geeriyooday magaalada Jigjiga. waxanan Marxuumka Ilaahay uga baryeynaa inu Jannaddii Farduusa ka waraabiyo intii uu ka baxayna samir [...]

Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Marxuumad Cibado Cali Xassan

Annagoo ah dadka hoos ku qoran degana magaalada “Seattle” ee cariga Mareykanka, waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay Marxuumad Cibaado Cali Xasan oo 24kii January, 2012 ku geeeriyootay cusbitaal ku yaalla degmada “Renton”.

Tacsi Katimi Xafiiska LaTaliyaha Madaxwaynaha ee Arimaha Ganacsiga oo ku Socota Marxuun Xaaji Cabdilahi Ibrahim (Xaaji Dool)

Tacsi Katimi Xafiiska LaTaliyaha Madaxwaynaha ee Arimaha Ganacsiga oo ku Socota Marxuun Xaaji Cabdilahi Ibrahim (Xaaji Dool)

Anigoo ku hadlaaya magaca Xafiiska La-taliyaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maalgashiga, ka reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan dhambaal tacsi ah u dirayaa ehelka, tafiirta, qaraabada, xigto iyo xigaal,  culumada, shacbiweynaha Somaliland Geerida Naxdinta leh ee ku timid Guddoomiyihii Guddida Wanaag farista iyo Xumaan-ka reebida MARXUUM XAAJI CABDILAAHI IBRAAHIN (XAAJI [...]

Tacsi iyo Duco Ku Socota Qoyskii iyo Eheladii Marxuun Maxamed Ibrahim Rijaal (Saajin)

Anagoo ah Cabdi Waaxid iyo Maymuuna Sheekh Cismaan Qalinle, kuna hadlayna magaca dhamaan reer Sheekh Cismaan Qalinle,waxan tacsi u diraynaa eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay marxuum (Allaha u naxariisto) Maxamed Ibraahim Rijaal (Saajin). Samir iyo Iimaan ilaahay ha ku manaysto eheladiisa.

Tacsi: Cibado Cabdi Ducaale oo Maanta Borame ku Geeriyootay

Inaa Lilaah Wa’inaa Ilaahu Raajicuun – Dhamaan asxaabta, iyo qaraabada Hooyo Cibado Cabdi Ducaale waxay tacsi tiiraanyo leh u gudbinayaan Nuux Cisman Cilmi oo hooyadii Cibado ku geeriyootay magaalada Borame maanta oo bishu tahay 29 December 2011 – Ilaahay ha’u naxariisto marxuumada samir iyo iimaana haka siiyo qaraabadii, eheladii, iyo caruurteedii aamiin; Tacsida waxa dirayada [...]

Tacsi: Ururka Ardaa oo Tacsi u Diraya Shacabkii Seemaal

Ururweynaha ARDAA isaga oo ka xun dilkii foosha xumaa ee loo geystay muwaadiniinta ka soo jeeday Awdal ee iyaka oo nabad ku seexday la miray, kuwaasi oo kala ahaa: Ismaaciil Maxamuud Caateeye Dayib Maal Axmed Cumar Dayib Maal

Tacsi: Ismail Muxumed Caateeye – oo ka mid ahaa Marxuumiinta ku Geeriyooday Dilka Gaadmada ee Seemaal

Inaa lilaahi wa inaa ilaahu raajicuun – waxaan halka tacsi uga diraynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay abti Ismacil oo ka mid ahaa shacabkii masaakintii ee lagu dilay degaanka seemaal – waxaa ilaahay uga baryaynaa inuu janadii farduusa ka waraabiyo – qoyskii iyo qaraabadana uu samir iyo iimaan ka siiyo. aamiin aamiin – Ilaahay [...]

Ottawa Somaliland Community Condemns the Semaal Killings

Ottawa Somaliland community condemns the Semaal killings and calls on the Somaliland government to act swiftly and decisevely on this matter. This savage butchery hits particulary home because the innocent victims were close relative to one of our well respected members, Abdillahi Shoodhe. To him and to all the victims families, our condoleances and prayers

Tacsi: Cali Cige (Cali Farmasi) oo Toronto ku Geeriyooday

Inaa lilaah wa inaa iluh raajicuun – Anigoo ah Sacad Ismail Samatar iyo Xaaskeyga Idil Cabdi iyo dhaamaan reer Sacad, waxanu tacsi u direynaa dhamaan reerkii iyo eheladii u kabaxey Eebe ha u naxariistee marxuun Ali Cige “Ali Farmasi” oo maanta ku geeriyodey magaalada Toronto ee dalka Canada. Eebe waxan ka bariney inuu marxuumka janadii [...]