Faysal Cali Waraabe Oo Is Bar-bar Dhig Ku Sameeyay Kartida Hoggaamiyenimo Ee Madaxweyne Siilaanyo Iyo Daahir Rayaale Kaahin
Hargeysa(Geeska)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa is bar bar dhig ku sameeyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin, waxaanu tilmaamay inay kala yihiin kaaf iyo kala dheeri.





Barnaamij 04:00 GMT
Sida loo dhagaysto














