Comments for SayliciPress.Net

Comment on Xukuumadda Somaliland Yaanay u Ekaan Xukuumadii Jabuuti ee Horaantoo 90 kii by Xukuumadda Somaliland Yaanay u Ekaan Xukuumadii Jabuuti ee Horaantoo 90 kii « SAAXIL PRESS
[...]  Xukuumadda Somaliland Yaanay u Ekaan Xukuumadii Jabuuti ee Horaantoo 90 kii   (AUN) Madaxweynihii hore ee jamhuuriyada  Jabuuti Xasan Guuleed Abtidoon oo ahaa madaxdii geeska afrika ugu da’da weynayd ayaa waxa soo foodsaartay horaantii sanadihii 90 yadii marxalado isbiirbiirsaday  oo raad ku yeeshay siyaasadii dalka , kala dambayntii dhismaha dawladeed iyo saaxiibadii uu dalku ku lahaa beesha caalamka taas oo markii dambana dhaxalsiisay jabuuti inay jabhado ka abuurmaan waqooyiga dalka iyo kala jab ku yimid xisbigii RPP oo 30sano ka talinayay jamhuuriyada jabuuti.  dhicidii xukuumadihii kala dambeeyay ee  Soomaaliya iyo Itoobiya oo Jabuuti ku keentay jaahwareer siyaasadeed , qoxooti faro badan ,   hub  xaddhaafa oo wadanka soo galay iyo dareeno siyaasadeed oo  ku dhashay dadka reer jabuuti oo ahaa iyaguna inay markooda iska ridaan madaxweynaha iyo xisbiga RPP  ee  kaliya ee  30ka sano ka talinayay jabuuti. W axa kale oo jirey, dawladda faransiiska oo jabuuti markaa ku cadaadinaysay inay furto nidaamka xisbiyadda badan ,oo madaxweynuhuna ka caga jiidayay.  qaraxyo badan oo ka dhacay caasimada oo lagu laayay dad faransiis u badan ,dagaaladii ka socday soomaaliya ee qabaaiilka ahaa oo jabuuti soo galay ,  dagaaal ay jabhadii Canfartu ka bilowday waqooyiga dalka iyada oo aanu dalku diyaar ba u ahayn , tirada ciidan ee uu haystaana ahayd 3000 marka la isku geeyo. dhibaatooyinkaas oo dhan waxay madaxweyne Abtidoon ku rideen dhakofaar iyada oo ay ku adkaatay goaan qaadashadu inta badan , waxaana abuurmay xisbigiisa RPP  dhexdiisa laba kooxood oo damac siyaasadeed iyo tartanka kursiga madaxweyne  ka dhexeeyo oo ukala badaniya dhegta madaxweyne Guuleed. Arinta ugu weyn ee markaas jirtay baa   ahayd khasaarihii dagaalka ee dhaqaale burburkii iyo natiijo la”antii ayaa keentay in laga fikiro sidii jabhadii Canfarta wada hadal lola furi lahaa iyo habka ugu wanaagsan ee nabad lagu keeni karo. fikir ay kala qabeen  labo kooxood oo ay kala hogaaminayeen Ismaaciil Cumer Geele iyo Ismaaciil Geedi xareed ayaa ahaa mid aad u kala fogaa iyada oo la isku maan dhaafsanaa sidii Canfarta gadooday  wada hadal loola furi lahaa . iyada oo kooxda ismaaciil geedi xareed aamin sanayd fikirka odhanayaa in farasiisku dhexdhexaadiyo dawlada iyo jabhada Canfarta ee (frud),  xaga kuwa kale ee Ismaaciil Cumer iyo Barkhad Guradna aaminsanayaeen inay reer jabuuti dhexdooda ishor fadhiistaan oo aan loo baahnayn faransiis iyo dawlado shisheeye. Isqabqabsigaas waxa uu keenay in madaweyne Guuleed uu caafimaad daro ka qaado , tiraba sadex jeer in ka badana uu ku miyir doorsoomay isaga oo ka qaybgalay shirar caalami ah oo cisbitaalo loola orday. Markii dambana madaweynaha dhaxalsiisay inuu si cad u taageero inanka uu adeerka u ahaa ee ismaaciil cumer oo ku aaminay dhamaan hawlmaalmeedkii madaxtooyada , nadadgalyadii dalka, iyo qaabayntii nidaamka dawladnimo oo ku soo ururay wiil yar oo kaliya iyo madaxweynaha oo shaabada la duljooga wixii uu ISMAACIIL  ula yimaado taasna wadalka dhaxalsiisay 8 bilood oo mushahar laan ah, burbur kaabayaashii dhaqaalaha , fadeexado dil oo ka dhacay jamhuuriyada , iyo saaxiibkii kalia haa ee jabuuti lahayd ee faransiiska oo dhamaanba ka goostay wixii uu ku kabi jirey jabuuti iyo siyaasiyiin waaweyn oo jeelka la dhigay. Hadaba hadii aan u soo degno dulucda maqaalkeenan ,  hadii uu jiro isqabqabsiga la sheegay ee dawlada Axmed Maxaed ( siilaayo)  kadhex  bilaamay waa in madaweynuhu si dhaqsa wax uga qabto hadii kale waxaa dhici karta in wadanku ku dhaco gacankale oo aan u aabo yeelayn wada jirka , qaranimada iyo waxwada lahaanshaha dawlada somaliland ee ay ku caano maalaysay 20ka sano  Like this:LikeBe the first to like this post. [...]

Comment on Xukuumadda Somaliland Yaanay u Ekaan Xukuumadii Jabuuti ee Horaantoo 90 kii by Xukuumadda Somaliland Yaanay u Ekaan Xukuumadii Jabuuti ee Horaantoo 90 kii « SAAXIL PRESS
[...]  Xukuumadda Somaliland Yaanay u Ekaan Xukuumadii Jabuuti ee Horaantoo 90 kii  [...]

Comment on Dood Furan: Maba Jirin Ugaas Samaroon Lahaa Muddo Dheer by hibo
asalaamucaleykum walaalayaal walaal waxaan idiin sheegayaa suxufiyiinta gobolka awdal gaar ahaan wesaydyo badan mid kasta waa inuu ka taliyaa danaha iyo danta samaroon walaalayaal walaaltinimo ha lagu wada noolaado ayaan idin odhan lahaa xumaan faa iido lagama gaadho iyo waliba qabiil xasuusunaada in qof walba oo ilaahay abuurey qabriyar oo cidhiiidhi ah iyo maro yar oo cadi sugayso sidaa darteet marwalba ha iloobina geerida ha kala fogaynina walaalaha muslimka ah ama umada wada dhalatay ee is dhashay ilah ka cabsada intaasaan idin odhan lahaa nin walba cidii ilaahay ka dhigay ayuu yahay camalkiisuna wuu raaci  markaasi waxaa la idiin ka baahan yahay inaad dadka wax fiican u sheegtaan oo aad faafisaan qabiil iyo kala dhimasho waxba lama sheegsheego  igana raali ahaada dhawrsada waliba allah dardii qof bila aadana haka cabsanina byyyyyyyyyyy

Comment on Afhayeenka UDUB Oo Sheegay In Uu Murashax U Yahay Jagada Hogaanka Xisbigaas by Afhayeenka UDUB Oo Sheegay In Uu Murashax U Yahay Jagada Hogaanka Xisbigaas | SAAXIL ONLINE MEDIA
[...]  Afhayeenka UDUB Oo Sheegay In Uu Murashax U Yahay Jagada Hogaanka Xisbigaas  [...]

Comment on Aaden Geedi (carabloo) oo Loo Magacaabay Gudoomiye ku Xigeenka Guddiga Diwaan Galinta by mahdi yusuf
sax waa wanaag

Comment on Garnaqsi: Makaahiil Laba Magood Ayaa Ku Go'an by A.A.muuse
asalaam calaykum

waa runtaa wiil mahadcase makaahiil waxaa ku go an laba magood maaha ee waaa toban magood waaayo buburka ku dhacay gadabuursi iyaga ayaa ugu wacan aniga oo nin makaahiilana waan kula qaadanayaa qaladkaygana waan ogahay.

waxaan intaa kuugu darayaa maxamed casana shan magood ayaa ku go an waayo iyaga ayaa makaahiilna u xiga ooo walaalkood ah xalna may keenin waxaan leehay walaalahay maxamed case

nin aan makaahiil isku nahay iyo nin maxamed casa ah habeen bay ikala xigaan waa ilmaadeertiii koobaad iyo kiii labaad labaduna waa walaaladay ee inta imika eedaynta aan ka baxno shir gadabuursi ma u ol olaynaa

inagoo dhan

wa bilaahi towfiiq

Comment on Majabhadan Yar Baan Soo Raraa? Caydii Sokeeye ka Daalee ma Beesha Dhexaan u Sheegaa Inaan Ilmo Rayaale Ahay? by A.A.muuse
asalaamu calaykum aadbaan horta kuuu salaamyaa yuuusufow

horta waxaad tahay nin aftahana kuma garanaayo ee inta aad balaaqadaada u adeegsanayso inaad tolkaa  eeedayso maxaad ugu adeegsan wayday inaad tolkaa isku keentu adba aad hogaan ka noqotide

xaqiiqadu waxay tahay samaroon guud ahaan marka laga reebo inta siyaasada isku haysa oo malaha adna aad ka mid tahay waxan aad ka sheekaynasaan dan uguma jirto mana oga

samaroona afar  website oo isku jawaabaya oo sun afuufaya waa ka balaadhan yahay

ee waxaan ku odhan lahaa adiga iyo raga kale ee wax qora dadka sunta ka daaya rag horena waan ku idhi adna sidaasaan ku leehay

Comment on Suldaanka Beesha BahaberCabdalle Makaahiil oo Iska Fogeeyay Waxa Loogu Yeedhay Ugaas Guud iyo Makaahiil Weyne by Saylicipress.net | Majabhadan Yar Baan Soo Raraa? Caydii Sokeeye ka Daalee ma Beesha Dhexaan u Sheegaa Inaan Ilmo Rayaale Ahay?
[...] http://saylicipress.net/2011/09/09/suldaanka-beesha-bahabercabdalle-makaahiil-oo-iska-fogeeyay-waxa-... [...]

Comment on "Awdal State Failed, Another Attempt – Let us Try to Divide and Destroy The Gadabursi Nation" Ujeedada Hawlwadeenada Ugaas Doon by Habar cafaan boy
waar ninkan abiib la leeyahay waa nin habar cafaana waana la qabtay oo jeelka hargeisa ayaa loo dhaadhiciyay markaa habar cafaan kaas ayay rabeen in ay afduubtaan kiina abaalkiisa ayay habar cafaan marisay, inkasta oo xataa hadii uu raaci lahaa aanu waxba u tarayn shaqsi waayo dee habarcafaan maanta waa mid nin iyo 100 xataa wxba u ma noqdeen nasiib wanagse, hal nin ayaa naga falaagoobay oo ay ugu sheekeeyeen awdalsatate ayaad ka noqon madaxweyne kiina jeel ayaan abaalkiisii ug adhignay.

markaa maxadcasoow taas ayaa inoo balana iyo sharafta gadabuursi oo aynu ilaalino, qolodana makaahiilna waa in ay ku noqdaan ethopia, ninkan awoowgii waa doodiye kam auu talin jirin dhul somaliland ah ee ethopia ayay ahayd sheekadiisu. halkan wax ka talinjiray maxadcase iyo habarcafaan, dakan dhulkoodii la qaatay duhur cad ee boorama ayaan boqortooyo ka dhexsamaynaya leh way riyoonayaan.

reer nuur waan ognahay in wajaale duhur cad lagala wareegay iyagoon dagaal lagu qabsan, ilaa dilla duleedkeeda la soo degey dacwaleey, ooy reer gabiley ku doodayaan dilla gabiley ha la raciyo. makaahiilkan kalena dhulkoodii jaarso ayaa qaadatay.

waxay afka la dhacaan lughaya la qaatay, waan yaabaa ilayn maroodi takarta saaran ma arko.adeer rag ayaa u jooga lughaya xataa cagta isaaq ma soo dhigi karo, ee dhulkinii la qaatay u faataxeeya.

riayana joojiya.

ehlu bayd cafaan iyo case, noolaada.

Comment on Nuxurka Kulankii Xalay Dhalinayarada Beelaha Habar Cafaan Iyo Hotel Maana Ee Magaalada Borama by abiib
bravo, dhalinta beelaha habar cafaan. waar ragan hinaasihii ay saylci ka qaadeen kolba dhinac u eryayo ee wareersan yaa naga qabta.

waxa kale oo aan hanbalyo leeyahay shabakda cusub.

booramaonline,